You are using an outdated browser. For a faster, safer browsing experience, upgrade for free today.

Loading...

Talaqiga 5aad

Informationer
Tilmelding åbnes 06.09.2021 20:00
Start 16.10.2021
Slut 24.10.2021
Antal tilmeldte 60


Macluumaad

  • Goobta: Aalborg Moske  
  • Addresska: Hjulmagervej 5, 9000 Aalborg
  • Taariikhda: 16-24 oktober 2021


Mustawaha 1aad:
  • Macalinka: Sheikh Mustafa Abu Rawdah
  • Kitaabka: Abu Shujaac (fiqh)

Mustawaha 2aad:
  • Macalinka: Sheikh Abdirahman Abyad
  • Kitaabka: Qadru Nada (Naxw)



Waxyaabaha aad soo qaadanaysid: 
  • Alaabta hurdada (furaash, busto, barkin)
  • Alaabta suuliga (caday, daawo, kareem iwm.) 
  • Computer
  • Qalin iyo buug
  • Daawo xanuunka - panodil (haddaad isticmaashid)
  • Kaarka caafimaadka


*Haddii ay jiraan fariin gaar ah ama codsi gaar ah, fadlan la xiriir lambarka hoose:

- Sonkor: 42 56 11 61