You are using an outdated browser. For a faster, safer browsing experience, upgrade for free today.

Loading...

Webinar: Daalibul Cilmi

Informationer
Dato 28.08.2021
Start 19:00
Slut 21:00
Antal pladser 100

Wali maku fikirtay oo ma ku riyootay inaad barato diinta islaamka Ilaa heer aad ku takhasustid funuunta qaar kamid ah?

HADII AY JAWAABTAADU TAHAY HAA

Hada ma ku dhaqaaaqday go'aankaas mise wali riyadaadii Halkeedii ayey taagantahay?

Sikasta oo bini Aadamku uyahay mid cudurdaar iyo marmarsiinyo Badan hadana waxaynu wada ogsoonahay in barashada Diintu tahay laga maarmaan.
 

Sidaas darteed Machadka Zaylaci Academy wuxuu qaban doonaa koorso online ku bixi doonta oo ciwaan keedu yahay "Daalibul Cilmi"


Waxaadna ku baran doontaa:

1: Fadliga ay leedahay raadinta cilmiga

2: Aadaabta iyo astaamaha  Qofka raadinaya cilmiga

iyo mowduucyo kale oo aad u qiimo badan.


"Inaan diinta baranaa waa Badbaadadeena"


Koorsadan ayaa ah mid aad u muhiim ah mudanna in laga faaidaysto.

Waxaa soo jeedin doona koorsada Sheikh Dr. Hoori iyo Sheikh Dr. Harun xafidahumullaah.

 

Macluumaad aad muhiim u ah:

Taariikhda: 28.08.2021

Saacada Denmark: 18:00 - 20:00.

Mawduuca: Taalibul cilmi

Macalinka: Dr. Hoori iyo Dr. Haruun

Luuqada: Soomaali

Booska: 100


_______________________________________________________
DANSK

Drømmer du om at lære Allahs deen at kende? Kunne du tænke dig, at specialisere dig indenfor bestemte fag og discipliner indenfor Islam?


Når du tænker på din fremtid, tænker du så også på Islamisk vidensøgning?


Hvis svaret er “ja”, “måske” eller “ved ikke” så må du ikke gå glip af Zaylaci Academys webinar om Islamisk vidensøgning.


Til webinaret vil følgende emner medtages:

1. Fordelene ved Islamisk vidensøgning

2. Hvad der forventes af studerende

3. Time management

Og mange andre spændende cases og emner.

 

Praktiske informationer:

Foredragsholdere: Dr. Hoori og Dr. Haruun

Dato: 28.08.2021

Klokkeslæt: 18:00 - 20:00

Sprog: Somalisk

Maksimale antal deltager: 100