You are using an outdated browser. For a faster, safer browsing experience, upgrade for free today.

Loading...

(THE 7 HABITS OF HIGHLY EFFECTIVE PEOPLE)

Informationer
Dato 30.09.2015
Start 21:00
Slut 22:30
Assalamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuhu
Walaal ma jeclaan lahayd inaad noqoto qof NAAJIX ah aduun iyo aakhiro
Hadaba Zaylaci academy waxey iidiin soo gudbinaysa Siminaarkan qiima badan.
Waa seminar Online ah (webinar)
Siminaarku wuxuu insta allah ahaan doona kii noolashaada wax badan ka badali laha…
Wuxuu kusiiin doona siminarkan Qawaacid kugu caawiya sidii aad noqon lahayd:
Qof naajix ah aduun iyo aakhiro
Qof wakhtiga kafaaiidaysta
Qof himmadiisu ay sarayso
Qof nidaameysan nidaamna ku socda
Qof ey dadku jecelyihiin
Qof waxtar u ah bulshada dhaxdeeda
Qof qeyrkii ka sareeya
Walaal Matahey Qof ey kujirto Himmah aad iyo aad u saraysa oo jecel inuu noqdo qof qeyrkii dhaafa….
Ma jeceshahay inad quraanka xifdiso laakinse markastood bilawdo ma kaa jabjaba jidkii aad u mari lahayd…
Ma jeceshahay inaad Faqiih noqoto laakinse jidkii aad umari lahayd makari la dahay…
Walaal ma rabtaa inaad la dagaalanto caajiska….mase rabta inaad noqoto qof aktiv ah.
Hadaba walaal waxaan rajaynaya Simaarkan aad iyo aad buu kuu anfacaya.
Macluumaad ku saabsan Siminarka:
Macalinka: Dr Cabdinur
Qaabka simarka: Maqal iyo muuqaal , koorsadu waxey kabaxaysa webka zaylaci academy. sidoo kale waxey koorsadu wadata powepoint aad kala socon karto siminarka.
Wakhtiga koorsada:
30.09.2015 Saacada 21.00- 22.30 (90 min)