You are using an outdated browser. For a faster, safer browsing experience, upgrade for free today.

Loading...

Talaqiga 4aad - Mustawa 2

Informationer
Start 03.07.2021 09:00
Slut 11.07.2021
Antal tilmeldte 25
Macluumaad
  • Goobta: Roser Skolen 
  • Addresska: Slettensvej 216, 5270 Odense N 
  • Taariikhda: 03-11 juli 2021
 

Mustawaha 2aad:
  • Macalinka: Sheikh Abdirahman Abyad
  • Kitaabka: Cumdatu Saalik (Fiqh) 
 

Waxyaabaha aad soo qaadanaysid: 

- Alaabta hurdada (furaash, busto, barkin)
- Alaabta suuliga (caday, daawo, kareem iwm.) 
- Computer
- Qalin iyo buug
- Daawo xanuunka - panodil (haddaad isticmaashid)
- Kaarka caafimaadka

Talaqiga ha isku qorin haddii aad:


- Caruur wadatid
- Iskoolka seexanaynin

- Positive corona test aad hesho


*Haddii ay jiraan fariin gaar ah ama codsi gaar ah, fadlan la xiriir lambarka hoose:


Sonkor: 42 56 11 61