You are using an outdated browser. For a faster, safer browsing experience, upgrade for free today.

Loading...

Talaqiga 4aad - Mustawa 1

Informationer
Start 03.07.2021 09:00
Slut 11.07.2021
Antal tilmeldte 52
Macluumaad
  • Goobta: Roser Skolen 
  • Addresska: Slettensvej 216, 5270 Odense N 
  • Taariikhda: 03-11 juli 2021
 
Mustawaha 1aad:
  • Macalinka: Sheikh Dr. Abdiwali 
  • Kitaabka: Abu Shujaac (Fiqh) 


Waxyaabaha aad soo qaadanaysid: 
  •  Alaabta hurdada (furaash, busto, barkin)
  •  Alaabta suuliga (caday, daawo, kareem iwm.) 
  • -Computer
  • Qalin iyo buug
  • Daawo xanuunka - panodil (haddaad isticmaashid)
  •  Kaarka caafimaadka

Talaqiga ha isku qorin haddii aad:
  • Caruur wadatid
  •  Iskoolka seexanaynin
  •  Positive corona test aad hesho


*Haddii ay jiraan fariin gaar ah ama codsi gaar ah, fadlan la xiriir lambarka hoose:

Sonkor: 42 56 11 61